Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on May 08, 2019, 10:39:07 PM

Title: Su,aal:- ilma 2 bilood jira oo naas aanan nuugin?
Post by: Muxya62 on May 08, 2019, 10:39:07 PM
Asc we wb

Dhamaan dhakhaatirta waan idin salaamay
Sln islamka  ASC WR WB .

SLN KADIB

Run ahaantii websitekani wxyaaba badan ayaan ka faa,iiday, waana ugu mahad celinayaa dhaman dhakhaatiirtii da,daalkani muda badan waqtigoodi Ku bixisay.

INTAA KADIB

Waxaan qabaa hal su,aal taas oo ah

Waxaa mardhaw iidhashay wiil wuxuuna dhalanyhy laba (2) bilood, markuu dhashay ilaa waqtigan la jooga, hooyadii naaskeda wax caana ah waa laga waayay, ilaa iminkani waxaa lagu quudiyaa oo lasiiya caanaha galasta Ku jira ee caana liidada ah magaceeduna yhy (SAHA).

Marka ilma dhalan 2 bilood oo ilaa hadda naaska hooyadii aanan nuugin (caana la,aan awged) oo lagu quudiyo caana liidada (caanaha galaasta) wax dhib ah ma u keeni kartaa xaga korsiimada cunuga?

Ilmahaa  safiican ma ukorayaa?

Majiran waxyaba kale oo udhigma caanaha hoyada oo lagu quudin kara ilmaha?

                       Waad mahdsnthn