Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Asmar on July 29, 2017, 11:25:57 AM
-
Asc dr. Eernada xiniinyaha laba mar masoo laaban kartaa mar hore waa laiga qaley hadana waan isku arkaa bararka lkn xanuun malahan fadlan iga iisheeg Dr adoo mahadsan
-
Haa way soo laaban kartaa, inkastoo ay ku xiran tahay qalliinkii laguu sameeyay nuucuu ahaa.