Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on October 20, 2017, 11:02:48 AM

Title: Su'aal: Uurka iyo qalabka lagu eego?
Post by: Ahmed tilmaame on October 20, 2017, 11:02:48 AM
Qalabka yar ee lagu eego uurku ma soo saari karaa uurka bilawga siiba hadii tobaad ama maalmo yahay?
  Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Uurka iyo qalabka lagu eego?
Post by: SomaliDoc on November 19, 2018, 08:40:08 PM
Qalabyada kaadida uurka looga baaro ee badanaa dukaamada iyo farmashiyada lagu gado waxay uurka sheegaan markay 2 usbuuc ka soo wareegato inkastoo ay jiraan kuwa ka casrisan oo sheegi karo markii 8 maalmood laga joogo.