Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khadan113 on August 13, 2018, 05:21:37 PM

Title: Su'aal: Caadada oo wakhtiyo kala duwan timaado?
Post by: Khadan113 on August 13, 2018, 05:21:37 PM
Asc dotoore waxan qabaa su aal ah caadada oo Ku timaad wakhtiyo kala duwan sida  14.15ama badan badanka 17kaba ama 19miyaa lagu tilmaamikaraa caado  wareer  shegran
Title: Re: Su'aal: Caadada oo wakhtiyo kala duwan timaado?
Post by: SomaliDoc on January 22, 2019, 08:32:28 PM
Caado wareer waxaa laga wadaa haddii maalmaha u dhaxeeyo labada caado ay ka yar tahay 21 maalin ama ka badan tahay 35 maalin, markaasi wareer ayaa jira laakiin kuma xirna in malintaad ku ogayd caadada inay iska badashay, faahfaahinta cilladda caado wareerka ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2145.0)