Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wdurdur on September 08, 2018, 09:10:24 PM

Title: Su'aal: Cabasho Dheg Xanuun?
Post by: Wdurdur on September 08, 2018, 09:10:24 PM
Dheg Ayaa Ixanuuntay Kaniin Barastimool ayaan Cabay Ka dib Dhegta Biyo Ayaa Ka Imaaday Misna Saa'id ayaa Ii Xanuunta Mararka Qaar Ee Maxaan Sameeeyaaa?
Title: Re: Su'aal: Cabasho Dheg Xanuun?
Post by: SomaliDoc on February 08, 2019, 09:14:23 PM
Dhegta haday qoyaan leedahay ama dheecaan ka socdo waxaa laga yaabaa inay infekshan qaaday, cilladaasoo loo yaqaano "otitis media", faahfaahinta cilladaan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=546.0)

Laakiin ma ahan wax paracetamol-ku uu keeno ama xiriir uu la leeyahay ee waxaa isku aaday xanuun baab'iyaha aad qaadatay iyo qoyaanka oo ka dambeeyay.