Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Noahman on March 25, 2016, 06:47:13 PM
-
ASCWW DHAMAAN WAAN IDIN SALAAMAY, SALAAN KADIB WAXAAN DHAKHAATIIRTA KA CODSAN LAHAA INAY BAL SI FAAHFAAHSAN WAX NOOGA BARAAN DHIBAATOOYINKA AY KEENSAN KARTO HURDADA OO UU QOFKU NAFTIISA UU KU YAREEYO, IYADOON OG NAHAY INAAN LAGA MAARMIN HURDADA
WAAD MAHADSAN TIHIIN
-
Ka akhriso qoraalkaan dhibaatooyinka hurdo la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6186.0)
Waxaa kaloo ka akrhisataa link-gaan waxa keeno hurdo la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2045.0.html)