Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Guulwade15 on March 12, 2018, 10:13:39 AM

Title: Su'aal: Mararka aan hablaha la haasaabayo?
Post by: Guulwade15 on March 12, 2018, 10:13:39 AM
Assalaamu Caleykum Dhamaan Bahda Somalidoc waxan idin kaaga mahad naqayaa sida wanaagsan aad ugu adeegtaan bulshada soomaaliyeed salaan iyo mahad naq kidib waxan dhaqtar ka weydiinayaa waxan ahay 32 jir waxan isku arkaa mararka aan hablaha la haasaabayo ama shukaansi aan ku jiro ama xitaa aan telephone kula hadlayo in ay iga yimaadaan biyaha jilcan oo loo yaqaano (?????) maddi waxana u sabab ah dareenkeyga kacsiga oo aad u dhaw ee arintaas ma cilad baa mise waa wax jiro dadka kale ila qabaan maxaa se sabab u ah wayoo wan dhibsaday shukaansi ama in dumarka lala haasaabo la iskama joojin karo arinkaas ne dhib ayaan ku qabaa oo sida la sheegay waa nijaas marka Dr arintaas xal maleedahay hadii aysan laheyne dhib miyey igu keeni kartaa mustaqbalka?
Title: Re: Su'aal: Mararka aan hablaha la haasaabayo?
Post by: SomaliDoc on December 16, 2018, 09:59:40 PM
Horay ayaa looga jawaabay su'aashaan ee ka akhriso halkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8574.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=8574.0)