Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak ali hassan on December 17, 2018, 10:26:10 AM

Title: Su'aal: Wax iima carfaan iimana uraan?
Post by: Abdirizak ali hassan on December 17, 2018, 10:26:10 AM
asc Dr su.aashan horay ayaan kuu waydiiyay waad iga jawaabatay waxaan rabaa inaan helo daawo si aan u helo Naafisgaygii saxda ahaa hadii alle idmo waxaad ii shegtay inaan u bahanahy  daawo sida qaliin hadii laga fursan waayo sankuna qashin ama Wasaq ku  jirto  hada waxaan jooga uganda waxaan imaan rabaa kenya waxaan rabaa inaad noqotaan dhaqtarkii aan xanuunkaas u tago ama aan waysiiyo daqadiisa allana idinku guuleeyo  waxaan u bahanay daawo faldan xiriirkauga waa kan si aan u helo daawo isoo sheega meel aan idinkala xariiro Tel ama E-Mail aniga xariirkaygu waa kan Abdirizakhass@gmail.com fadlan iga caawoya somalidr inaan helo daawo xanuunkaas oo i haya mudo ku siman 3 ilaa 5 sano inta u dhaxaysa

mahad sanidiin  waana idinku amaanaya shaqada aad u haysaan dadkiina alaha idinku asturo

abdirizak ali hassan