Somali Medical Forums
Medical Student Forums => I want to Study Medicine => Topic started by: Admin on September 07, 2007, 09:26:53 PM
-
Members studying or working in Syria are requested to give any useful information to our members whom are willing to join them.
Any information you give here, will be helpful to your brother.
Regards
Dr.Mahdi
-
بســـــــــــــــــــــــــــــــــــــــــــم اللــــــــــــــــــــــــــــه الرحمـــــــــــــــــن الرحيـــــــــــــــــم
أهلا بــــــــــــــــــــــــــكم في سوريا الحـــــــــــــــــــــــبيبـــــــــــــــــــــــــــة
Wax barashada jamhuuriyadda carbeed ee Syria
Dowlada suuriya ayaa waxay kamidtahay dowladaha carbeed iyo kuwa islaam ah ee gacan qabtay ardayda soomaaliyeed kadib markii ay burburtay dowladda dhexe ee soomaaliya ayadoo siisay deeq waxbarasho ama minxa daraassa sida ay wax oga bartaan jaamacadaha iyo macaahid dhexe ee dalka suuriye haddaba waxaan doorbidayaa in ay wax yar katilmaamo qaabka iyo sida ay wax oga bartaan ardayda soomaaliye dalka Syria ayadoon qooraal lagu soo koobi Karin . .
1:side looga helaa wax barasho suuriya ?
Marka haddii aad doonayso in aad waxbarasho karaadsato wadanka suuriya waxaa ladhihi karaa waa ay fudududahay oo waxaan lagaa rabaa in aad dhamaysataha dugsiga sare iyo wixii la mid ah kadibna aad ka xaraysato kulyadda ama machadka aad barto in aad barato safaaradda soomaaliyeed ee kutaala syria si ay kuugu soo saarto wax barashada aad raadinayo haddii aad nasiib u yeelato in aad waxbarasho hesho suuriya . .
Waxaa imaan karta in aad is waydiiso bilaash miyaan ku helayaa waxbarashada mar haddii aan rabo in aan wax kar barto wadanka suuriya ?
Jawaabto waxaa ladhihi karaa waa maye oo waxaa lagaa qaadayaa qarash aan aad ubadnayn marka aad safaaradda soomaalida ee syria ka xaraynayso waxa aad rabto ayadoo kuxiran waxa aad rabto ama aad baranayso ayadoo u kala badan sida ay u kala sareeyaan kulyaduhu (yacni waa ay kala khaalisanyihiin).
2:waa qaab sidee ah waxbarashada syria ?
Waxaan filayaa mar haddii aad niyad u hayso in aad waxbarato waad awoodaa in aad dhex marto darbi shub ah adoo fara maran ,taas waxaan oga golleeyahay ardayda syria waxkabarata ayaa tiraada waxbarashada wadanka suuriya waa ay adagtahay waana ladhihi karaa waxbaa kajira marka loo fiiriyo qaabka wax loo barto suuriya oo ah mid kaduwan midka ay isticmaalaan wadamada reer galbeedka ama yubur iyo mareykanka bal waa mid kaduwan una badan in aad wax xifdido iyo imtixaanka oo ah mid la isku naxariisan ama adag ..
Luuqadaha waxlagu bartaan waa luuqadda af carabiga inta badan .oo ah luuqadda uu leeyahay dalku ama looga hadlo.
3:ardayda soomaaliya maka miran keenaan wax barashada syria?
Waxaa wax kabarata jaamacadaha iyo macaahidda dhexe ee suuriya arday badan oo soomaali ah waxaana kafuran ururka ardayda soomaaliye ee suuriya oo ay kumidaysanyihiin radayda wax kabarata suuriya sanadkiina waxaa soo galay wadanka suuriya marka ay ugu yaraato arday soomaaliyeed oo gaaraysa 28 arday oo kala yimaada delkeenii soomaaliya iyo dowladaha khaliijka iyo kuwo kabaxay digsiyada sare ee suuriya .
Dhamaan ardaydaas waxa ay ku biiraan jaamacadaha iyo macaahidda suuriya dabcanna mar haddii aad arday tahay waalid ayaa kaasugaya in aad waxbarato sida aad u badbaadiso qaran dumay iyo naftaada waxaana ladhihi karaa ardayda soomaalidu waa ay kamiro keenaan intooda badan iyo qofkii dadaal muujiya . ayadoo 2 sanaba ay dhor araday oo soomaali ah ka khalin jabiyaan jaamacadaha iyo macaahidda suuriye ..
Intaa ayaan door buday in aan ka iraado qaabka iyo sida ay waxlooga barto adanka suuriya waxaana ka cudur daaranayaa wixii aad fahmiweydaan ama khalad ah sida aad intaa kabadan oga ogaatid fur web sideka jaamacadda oo ah
http://www.damasuniv.shern.net kadibna dooro luuuqadda aad barto
Lasoco qeybaha denbe
Qore :xasan axmed ciise (binu ciise) Damascus syria
-
Saaxiib aad ayaa ugu mahadsantahay warbixinta aad naga siisay wadanka suuriya iyo waxbarashadiisa, waana mawduuc muhiim ah oo qof walba oo rabo barashada caafimaadka uu ka faaideysan doono.
Hadii aan dhawr su'aalo kaa weydiiyo:
1- Qofkii raba inuu lacagtiisa ku dhigto lacag intee la eg ayaa sanadkii algu dhigtaa?
2- Ma jiraan jaamacado english kaliya lagu dhigo mise waa carabi?
3- Hadii safaarada laga gudbisado, tusaale ahaan aan caafimaad dalbado, ixtimaal intee la eg ayaa dhici karto inaan helo mise waad helaysaa lakin waa private, bal taas xoogaa noo waadixi adigoo mahadsan?
Waxbaro!
-
sxb waad kusalamay salaan kadib haddii aan kaaga jawaabo su,aalahaaga tan kowaadd ;
1:haddii aad barto in aad suuriya wax kabarato waxaad ka dalbanaysaa safaaradda soomaaliya ee suuriya kadibna waxaad isku afgaranaysaan wixii aad rabto markaa dib haddii ay kuu soo baxdo kulyadda waxaad bixinaysaa wixii ay kaadalbato safaaraddu oo ayadaa gadata deeqdii soomaaliye lasiin jiray markii ad iska qorto kulyadda kuu soo baxdayna waxa ay kaa qaadaysaa wax yar oo a qoraalka jaamacadda marka ugu horaysa oo aad iska qorayso oo lacag maahan jaacaddaha dowlada wayna jiraan ku khaas ah .
2;waxaa la dhihi karaa waa maye kuwa dowladdau ay leedahay bal way jiraan kuwo dad leeyahay in kasta oo aysan badnayn.
3:mar haddii aad wax kadalbanayso safaaradda waxaan filayaa in aysan ahayn khaas kaaliin waxaa jirta in lagu yiraado dad badan ayaa kaa soo horeeyay haddii aad caafimaad dalbanaysid dadka oo saf ugala owgeed dalbashada caafimaadka
intaa ayaan ka oran lahaa jawaabaha su.aalahaaga walaal waana mahadsantahay walaal .
waxaa ka jawaabay :xasan axmed ciise (binu ciise) Damascus syria
-
Walaal aad ayaa ugu mahadsantahay jawaabaha aad isiisay.
waxaana ka fahmay jawaabtaad in safaaradda iyadoo aan la soo marin aadan wax ka baran karin dalka suuriya hadii aad lacag wadato xitaa.
mahadsanid
Waxbaro!
-
sxb waa sidaas ayaan oran karaa waayo deeq waxbarasho oo lasiin jiray dowladdii hore ee soomaaliya ayay gadataa safaaraddu marka waad ku qasbantahay in aad soo marto xattaa haddii aad lu baranayso lacagtaa .
waana mahadsantahay sxb
-
waxaan dhamaan ku wargalinaynaa akhristayaasha webka somalodoc.com in ay nasoo waydiin karaan wixii su,aalo ah oo ku saabsan wadankla suuriye haddii ay ahaan leheed dhan waxbarasho iyo wixii aad danaynayso in aad wax ka ogaato oo aad isleedahay wax ka ogow kuna saabsan syria ,
waxaana diyaar kuugu nahay in aan kaaga jawaabo intii karaan keen ah anagoo isku dayayna in aan u bandhigno dadka khibradda u leh su,aashaada kadib aan kuugu reebno jawaabta gogga Study Medicine in Syria oo aad kabogandoonto .
mahadsanidiin
by : binuciise
wakiilka somalidoc.com ee syria
-
kkkkkkkkkkkk ya salam cala akhbarak walaha mara xilwa wht u say so i thng igonna need buy eyeglass to beleive all u said sir let me tell u am here in syria n olreay finish my high school n am 3yrs searching university n never gett it u knw why ........ agood quation khali tafkiiak yujawibak waayo syria igula noshahy wana ogtahay xaalka sidu yahay n thnkz about ur brecious information ::) ;D
-
Assalam aleikum Naira,
I see that you sound very disappointed. Could you tell us what kind of difficulties that you and/or others have encountered regarding admittance in universities in Syria ?
Wa assalam aleikum
Mustafa
-
the study medicine in syria is acually waste of time,n i see that when i visit it last year..the students there they study in arabic with old text books the best book maybe at least 15 years old..again they study one year in two years wich means they fail each year...most of them are depressed some of them said i regreted studying medcine in syria for those people my advice to them to stop thier studies there n come to benadir university here in muqdishu
-
waad salaamantahay naira mar haddii aad ku nooshahay syria waxaan filayaa in aad ogtahay wax kajira iyo sida waxlooga barto hadii aad 3 years aad sugaysan waxbarasho in aad kahesho syria waxaan malaynayaa maadan uyeelan nasiib in aad wax kabarato waxaana galayaabaa in ay jirto sababo badan waana la socdaa in ay adagtahay sida waxbarasho loogo helo suuriya.
waxaan kuu rajaynayaa in aad hesho waxbarashada aad raadinayso
waana kugu soo dhawaynaynaa in aad fikirkaaga kadhiibato sida wax looga barto syria
mahadsanid
-
aad ayaad u mahadsantihiin yaxye and mustafa waana idinkaga mahadcelinayaa fikirkiinn saliim ka ah ....
mar haddii aan nahay ardayda wax kadhigata suuriya kama niyad xumin in aan wax kabarano suuriye waana ku faraxsannahay in aan wax kabarano in badan oo naga mid ahna waxay kabexeen jaamacadaha iyo macaahid syria waana mahad ilaahay haddii aad leedihiin sxb yaxye suuriya ka soo tagay ee soomalaiya imaadan waan jecenlahay in aan dalkeenii yooho wax kabarano uma narano ee waxaa jira waad lasocotaa sxb anigaan kula hadlayana waxaan ahay ardayda kabaxday jaamacadda dimishiq ee syria qeybteed caafimaadka waxaan jeclahay in aan dalkee ku soo noqdo ........
midka kale haddii aad maqasheen waxbarashada suuriya waa ay adagtahay taas wax waa kajiraan laakiin su,aal cilmiga waxgumaada ee nucleeraka soo dad masuubin intii aysan waa ay barteen waan ku dhibtoodeen kadib way isticmaaleen mar taas oo jirta yaan lagaa dhaadhicin waxbarasho ayaa adag .
waana mahadsantihiin dhamaantii
n.b waxaan ka cudur daarayaanaa haddii aan su,aalo aad iwaydioseen aanan kajawaabin waayo qaar kamid ah qoraalkiinii waxaa ku jray xarfo gaagaaban oo aan fahmin ujeedadooga
mahadsanidiin sbx
-
a/c binucise cafwan ya akh la tifhamni qalad ana hyda kan ra’yi wa almowqic howa muntda wil muntdaa kul waxed yibdi ra’yo bisraxa doona an yatajawaz kulun xadah ..
I am happy for your loving your country and you have to work hard my brother because your nation needs your knowledge..Dont think like others those who have buufis disease. By the way I study in Syria and I was there more than ten years and all my family now in Damascus, my brother also finished his studies in faculty of veterinary in hama city….again thankx a lot binucise
-
:-[thnkz dr mostafa i really tried of being trying so icame her khartoum sudan were i study nw its nt like syria atside of climate lakin shu caleyhaa muhim study wa badi arux li aakhir alduna minshas hadaf daa nw am simister6 going 2 4th yr so nashkur alah ini ma dayacta wati down der bro n thnkz really bactadir ma jawabtak min badra kinta busy all d best 2 others ramadan kariim :)