Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmed tilmaame on September 12, 2017, 01:18:03 PM

Title: Su'aal: Biyahaygu ma saydhmaan?
Post by: Ahmed tilmaame on September 12, 2017, 01:18:03 PM
Wakhtiga galmada marka ay gaadho xaalada biyo baxa biyuhu ma saydhmaan kaliya waxa ay ku koobanyihiin xubinta gabadha maxaa xalla ?? Wax dhibaato ah ma keeni karaan??
Title: Re: Su'aal: Biyahaygu ma saydhmaan?
Post by: SomaliDoc on August 10, 2018, 03:19:26 PM
Inkastoo aanan fahmin hadalka ah: "xubinta gabadha kaliya ayay ku eg yihiin oo ma saydhmaan", laakiin haddii ay shahwadu kaa soo baxayso, wax dhib ah ma lahan.