Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Mr Mahamed on July 30, 2016, 09:55:33 AM

Title: Su'aal: Miisaankeyga waa 70 dadeena waa 22?
Post by: Mr Mahamed on July 30, 2016, 09:55:33 AM
Asc dotoore misaankeyga waa 70 dadeena waa 22 mana aha qof buuran maxaan ahay qof iska dhuuban  ana ahaan sida aan aamisanahay waxaa ahay qof weyda ah aanan hilib isheeato aan laheen dhirirkeygana waa 179.5  aadna waan ufadudahay
 Cafimaadkeygana wuu ladan yahay
Maasha allah

Wajiraan cudur qofka cusleeyo kana cusleeyo lafaha ?
Title: Re: Su'aal: Miisaankeyga waa 70 dadeena waa 22?
Post by: SomaliDoc on October 01, 2016, 03:18:06 PM
Markii la isku fiiriyo dhirirkaaga iyo miisaankaaga, cufnaanta jirkaaga waa 21.7, waana mid dabiici ah, waxba haka walwalin miisaankaaga haddii aad caafimaad heysato.