Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Maxjar on October 21, 2010, 10:58:29 AM

Title: Su'aal: xanun neerfe ah?
Post by: Maxjar on October 21, 2010, 10:58:29 AM
xanuun neefo ah oo keena hurdo laan iyo xanaaqbadan mar marka qaarkoodna ayba dhacdo in uu qofku suuxo ,  waxay ahady 2003 wakhtigii loo qoray kiniiniyada dicretol iyo libiryonka waxaana uu hada habeenkii ku seexdaa ilaa 6 xabo oo isugu jira kiininiyada aan soo sheegay subaxdiina wuxuu cunaa 6 kale inkastoo uu markii hore ku bilaabay 1 bad iyo xabad laakinse uu hada ka sii darayo cunista kiniyada , maxya keeni karaan dawooyinkaas tirada badan ? mase loo heli karaa xalkale oo dhaama kan hada uu isticmaalo sxbkey ?
Title: Re: Su'aal: xanun neerfe ah?
Post by: SomaliDoc on October 26, 2010, 07:56:40 PM
Daawooyinkan ma takhtar baa u qoray mise farmashi buu ka soo gatay?
Xanuunka halkuu ka qabtaa, qaabkuuna u qabtaa?
Warbixin faahfaahsan naga sii xaladaada?