Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nuurto on April 16, 2016, 06:02:56 PM

Title: Su'aal: Dhibaato marka uur qaado igu dhacda?
Post by: Nuurto on April 16, 2016, 06:02:56 PM
Asc doctr salaan kdib  wxn ahay hooyo 3 crur leh hdana ki 4aad closha ku wada suasheyda wa marwlbo uur qaado wxa igu dhaca caloosha ka dareemaa dibiryo said ah  iyo baahi lkin hdi an wx cuno ama cabo wa igu si siyaadeysaa dibiryada  wxn kaloo dareemaa cloosha  o i olosho laabjeex  ciladan wxn dareemaa mrku uurka 2bil gaaro ilaa an ka dhalaa mrkn dhalo aya igu danbeyso xnunkas xta gaaska caadiga ama laabjeex dadka qabo ma ihi dhqtr ban u tagay wxu iyiri wxd qabta gaaska calosha iga jaahil bixi ma waxa jira gaas uurka un ah thnks jwb wcn
Title: Re: Su'aal: Dhibaato marka uur qaado igu dhacda?
Post by: SomaliDoc on April 29, 2016, 10:18:49 PM
Waqtiga uurka wuu siyaadaa gaaska iyo laabjeexa, waana in si dabiici ah ula tacaashaa.
Aad ha u dhargin, dhowr jeer wax cun maalintii, halkii marne wax yar cun.
Markaa cunnada cuntid horay haka seexanin.
Cabitaanka ka dambaysii cunnada hal saac.
Daawooyinka laabjeexa yareeyo waad qaadan kartaa hadduu dhakhtar kuu qoro.
Ku dadaal in calooshaadu socoto oo badso qudaarta iyo cagaarka.
Akhriso qoraal ku saabsan dhibaatooyinka ay la kulmaan hooyoyinka uurka leh: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1203.0)