Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ugbad Nur on February 12, 2016, 06:03:55 PM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuunaysa labada sal ee badhida dhexdooda?
Post by: Ugbad Nur on February 12, 2016, 06:03:55 PM
waxa i xanuunaysa labada sal ee badhida dhexdoda halka xididada dareenka lugaha maran mudo bilo ahba
laga bilaabo maalmo koobna oo aan marmar qabow fadhiyey dhowr saac marka mxa u dawa tolow hospitalkana wan ka cabsoday ina aado wxn is dhahay wa intaso marada iska feyd lagu dhaha
wxa idhiba fadhiga lugaha i kabubyoda qabow badana leh kursi looxa hadan fadhistana waxaaba i xanuuna dhabarka
doctors mxa xala mrkaa
sc
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunaysa labada sal ee badhida dhexdooda?
Post by: SomaliDoc on February 17, 2016, 03:36:54 PM
Qasab ma ahan in lagu feedo, waana muhiim in aad dhakhtar la xiriirtaa maxaa yeelay astaamaha aad ka cabanayso xanuuno keeni karo waxaa lagu ogaadaa baaritaano dhiig, qaarka kalane raajo ama sawir scan ah.
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuunaysa labada sal ee badhida dhexdooda?
Post by: Ugbad Nur on February 22, 2016, 12:40:15 PM
jazakalah haye doctor waan aadaya hospital ka