Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Savage8 on January 15, 2018, 07:05:32 PM

Title: Su'aal: Kegel exercise iyo Biyo-baxa?
Post by: Savage8 on January 15, 2018, 07:05:32 PM
Asc dhakhtar
Ma jirtaa tababarka loo yaqaano Kegel exercise qof kaga dawoobabay ama wax utartay dhibaatada baahsan ee dhalinyarta maanta ku habsatay ee loo yaqaano Premature Ejakulation
Waxaan rajaynayaa inaad isoo jawaabtid insha Allah.

Mahadasanid
Title: Re: Su'aal: Kegel exercise iyo Biyo-baxa?
Post by: SomaliDoc on December 08, 2018, 08:40:00 PM
Jimicsiga Kegel wuxuu waxtaraa kaliya haddii biyo-baxa degdegga uu salka ku hayo dabacsanaan ku dhacday murqaha miskaha, taasoo haddii murqahaas la xoojiyo, qofka kontaroolkiisa uu soo ceshan karo, laakiin haddii cillad kale ay ka timid badanaa jimicsigaan Kegel wax ma taro.
Faahfaahinta cilladda biyo-baxa ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2121.0)
Faahfaahinta jimicsiga Kegel ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3681.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=3681.0)