Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Muxya62 on August 22, 2016, 01:43:00 PM

Title: Su'aal: lumidda miisan jirka?
Post by: Muxya62 on August 22, 2016, 01:43:00 PM
Asc we wb dhamaan takhaatiirda ka howlgasha pagekani waad salamthn, bacdu salaan.
waxaan donaya inaad IGA soo jawaabtan su,aalahani, intuu illahay inka fahansiiyo.
1 waxaan isku arkay miisanka  jidhka oo marna iyaraada marna Ku dara yacni mar waxaan darema marmarka qaar cayil, markan habenkii aan riyooda oo ay manidu iga timaadana dhamaan jidhkeygu wuu daciifma oo miisankii badnaa wuu ka luma ee hadaba arintani majirtaa dowoyin adkeyn karo awooda jidhaka?
2 waxaa kale oo aan marwaliba dareema daal farabadan iyo jidhka oo ikulalaada arintani labaad wax dawo ah maleedahay?
2 su,aal ee aan kor kusoo sheegay waxaan idinka rabaa inaad iga soo jawabtan waa haduu illah idin garasiiyo.
mida kale 2 arimood ii soo faahfaahiyo waxa keena iyo dawoyinka loo isticmaalo
Title: Re: Su'aal: lumidda miisan jirka?
Post by: SomaliDoc on October 14, 2016, 07:10:03 PM
Ixtilaamka ama biyo-baxa habeenkii kuma xirno miisaanka qofka, wax isbadal ay keeni karaan ma lahan, fadlan la xiriir dhakhtar si laguu waraysto, loona baaro cabashada aad xustay.
Title: su,aal maxaa keena xubinta taranka oo yaraada oo na noqota mid qafiif ah oo jilacsan ?
Post by: Muxya62 on October 10, 2017, 03:00:46 PM
asc wr wb wllaha qaaliga ah ee aalaba
bulshada u faa,ideeyo aad baad
umahadsanthn
illaah ha idin barakeeyo
SLN kadib doctar waxaan ahay nin xaas leh 4 bill maanan is arag xaskeyga waxaan kumaqanahay shqo isku meelna majogna 4bil  ayaa na isku  ken danbeysay.
marka maalmahan waxaan isku arkay xubinta tarankeyga (guska) oo yaraatay  dhaciifna aad unoqotay.
marka dctr maxaa keeni kara ayad isleedahay ? maxase talo oo aad isiin lahayd?.
mahadsnd