Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ahmedsahal on December 07, 2015, 06:37:03 PM

Title: Su'aal: Timaha oo gurma Maxa keena?
Post by: Ahmedsahal on December 07, 2015, 06:37:03 PM
[/url]ASC  Dr waxan dhibaato igu haya Timaha oo ka gurma afka hore ee madaxa ama fooda dhib uma arkaynin
Marki hore lkn hada timahii gadaal ayay u gurteen inta yar ee foodda gurantay kahartayna wa bisbis ama Timaha kale aad bay uga jilcan yihiin maxaa sameeyaa :-[ :-[
Title: Re: Su'aal: Timaha oo gurma Maxa keena?
Post by: SomaliDoc on December 12, 2015, 08:20:44 PM
Taasi waxay noqon kartaa bidaar bilaw ah ee ka akhriso halkaan bidaarta iyo noocyadeeda iyo waxa keeno: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5726.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5726.0.html)

Waxaa kaloo halkaan ka akhrisan kartaa waxyaabaha keeno in timaha ay daataan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,687.0.html)