Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Xireey Xuuriye Dhuxul on March 07, 2016, 12:09:17 AM

Title: Su'aal: Whey protein hadii laqato ma wax dhib ayuu leyahay?
Post by: Xireey Xuuriye Dhuxul on March 07, 2016, 12:09:17 AM
whey protein hadii laqato ma wax dhib ayuu leyahay markad gymka ciyarto
Title: Re: Su'aal: Whey protein hadii laqato ma wax dhib ayuu leyahay?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2016, 06:15:32 PM
Waxaad cabtaa caano garoor ama fadhi ah, isagaa whey laga sameeyaa laakiin waxaan gasacadaha ku jira oo dusha kaga qoran tahay "whey protein" ma hubo inay dhib kuu keeni doonto iyo in kale.

Wixii faahfaahin ah ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7443.0)