Recent Posts

Pages: 1 [2] 3 4 ... 10
11
Cudurrada Maskaxda / Xanuun
« Last post by Buulka on April 06, 2023, 05:14:31 AM »
Asc wan salamaya dhaman dhakhatirta. waxa igaxanunsaneysa gabar qof weyn ah waxan uqaday Ethiopia dhakhtarkii waxu saray MRI waxuna kushegay biyo kaga jira madaxa biyihii waa lagamiray dhinaca dhabarka xangulaha  waxu noqoray dawo bil ah. bil kabacdi markan kulabanay waxu noshegay in biyihi ey kusolabten eyna tahay in hadana laga shubo.asagon noshegin sababta kenwysa biyaha, Waxana ladhahay hadii mar kale xangulaha tuubo laga suro in qofku uu baralis ama naafo noqonayo. Fadlan talo isiiya maxan subin karaa. Mahadsanid
12
Qaybta Su'aalaha / Re: Su.aal
« Last post by Milica_soomali on March 29, 2023, 09:11:05 PM »
14
Qaybta Su'aalaha / Re: Su'aal: Waxaan ahay qof kaligeed isla sheekeesata?
« Last post by Milica_soomali on March 29, 2023, 09:10:46 PM »
15
Qaybta Wacyi Galinta / Re: Dhibaatooyinka Kabka Aan loo Baahnayn!
« Last post by Milica_soomali on March 29, 2023, 09:09:59 PM »
16
Qaybta Su'aalaha / Re: Kaar iyo dikaan jilibka ah
« Last post by Milica_soomali on March 29, 2023, 09:08:49 PM »
17
Qaybta Su'aalaha / Su.aal
« Last post by Warsame11 on February 23, 2023, 09:27:49 PM »
Waxa jirta in xaaska labada kilkil ay kasoo baxday wax buuran oo la moodo fiix hadaba markii ay dhaqtar tagtay ee baadhitaan loo sameeyay waxa la yidhi waxani maaha fiix iyo xanuun kale toona ee waa naas ilaahay meesha ka soo saaray wax xanuun ahna kuma hayo wuxuna u muuqdaa in uu sii waynaanayo
MAXAA SABaba DR
18
Waxa jirta in xaaska labada kilkil ay kasoo baxday wax buuran oo la moodo fiix hadaba markii ay dhaqtar tagtay ee baadhitaan loo sameeyay waxa la yidhi waxani maaha fiix iyo xanuun kale toona ee waa naas ilaahay meesha ka soo saaray wax xanuun ahna kuma hayo wuxuna u muuqdaa in uu sii waynaanayo
MAXAA SABA DR
19
Qaybta Su'aalaha / Re:?
« Last post by Ruu ali on February 05, 2023, 01:43:03 PM »
.
20
Cudurrada Guud / Re: Cudurka Mindhicirrada Kacsan (Irritable Bowel Syndrome)
« Last post by Abualisom on February 02, 2023, 11:27:16 AM »
Asalamu Aleykum warahmatu Laah,

Waxaan fahmi waayey jumladan (Casiraadda oo kaa joogsato markaad saxarooto) faah-faahin ma iga siin kartaa?
Pages: 1 [2] 3 4 ... 10