Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nin weyn on January 28, 2018, 01:14:17 PM

Title: Su'aal: Waxaan caadeystay caado xun?
Post by: Nin weyn on January 28, 2018, 01:14:17 PM
Waxaan rabaa talo waxaan ahay wiil dhalinyaro ah guurna aan awoodin. waxaan caadeysatay caado xun seegada ayaan iska goyn kari waayay waxaan isku arkay in biyo yar iga yimaadaan iyado aan wax dareen ah jirin marka Dr maxaan sameeya se sideen isku daaweeya talo isii

mahadsanid Dr
Title: Re: Su'aal: Waxaan caadeystay caado xun?
Post by: SomaliDoc on December 12, 2018, 09:34:37 PM
Fadlan dhibka siigada iyo waxaad samayn lahayd ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)