Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Kaltuun on June 13, 2018, 04:36:08 PM

Title: Su'aal: Dhakhada ayaa i shanqarto?
Post by: Kaltuun on June 13, 2018, 04:36:08 PM
asc dr madaxayga halka dhakada ah ba ishanqarta waliba marka daalanahy amaba aan xanaaqsanhy sida in bac laga san qarinayo ban dareemaa maxa keeni kara ?
Title: Re: Su'aal: Dhakhada ayaa i shanqarto?
Post by: SomaliDoc on January 03, 2019, 11:49:56 PM
Shanqarta nuucaas waxay tilmaan u tahay cilladda stress-ka, waxaana la dareemaa markuu qofka isku buuqsan yahay..
Waxaad u baahan tahay inaad is bartid sidaad xanaaqaaga iyo dareemadaada u xakamayn lahayd, haddiise aadan awoodin waxaad u baahan tahay inaad dhakhtar kala kaashatid arintaas.