Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Drkheyre on December 25, 2014, 09:33:32 PM

Title: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA IYO SU'AAL WEYDIINTA
Post by: Drkheyre on December 25, 2014, 09:33:32 PM
MARKA HORE BOGGA FUR: http://somalidoc.com (http://somalidoc.com)

TALLAABADA KOWAAD

(http://somalidoc.com/Topics/register1.jpg)

TALLAABADA LABAAD

(http://somalidoc.com/Topics/register2.jpg)

TALLAABADA SADEXAAD

(http://somalidoc.com/Topics/register3.jpg)
Title: Re: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA
Post by: Admin on December 27, 2014, 12:56:29 AM
MARKII AAD MAGACAAGA KU SOO GASHID, WAXAAD TAGAYSAA QEYBTA AAD WAX KU QORI RABTID AMA QEYBTA SU'AALAHA.
KA DIB CLICK SII BUTTONKA 'NEW TOPIC' SIDA SAWIRKA KA MUUQDO


(http://somalidoc.com/Topics/post1.jpg)

KA DIB WAXAA KUU SOO BAXAYO BOGGAAN:

(http://somalidoc.com/Topics/post2.png)
Title: Re: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA IYO SU'AAL WEYDIINTA
Post by: Mo Digdig on September 11, 2015, 12:14:35 PM
Qaabka isdiiwaan gelinta oo dhan waan maray, waxaan ahay member.

Lkn waxaa jira arrin i haysata , oo ah forever. Mar walba waxaan ahay online qaabkee uga noqdaa. Thanks
Title: Re: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA IYO SU'AAL WEYDIINTA
Post by: Ilyas Abdikarim on May 06, 2016, 09:42:29 PM
Mahadsanidiin inbadan adinkoo wada jira
Title: Midhicirah oo I xanuuna
Post by: Salaado cali on March 16, 2019, 06:07:54 PM
Asc drs  su.aashas du waxay tahay in muda ah wax aan isku arkay midhicirah qaybta bidixi ayaa inxaniini jirtay xanuun ayan markaan jooga ah wiliba nabar iyo hawo aan ka dareeyo dabada wiliba markaan is ticimaal limo dhanaantiin ama banbeelaa muruqa xanuun xabtu sawda ayaan ka badan oo biyo ku cabaar waan ku ladnaadaa hawada ayaa iga timaada
Marka Dr iiga fadlan waxa aad ka fahano ay
Title: Re: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA
Post by: Sahalkaa1 on January 02, 2022, 11:45:18 AM
Asc doctor magaceygu waa ahmed waxaan ahay nin dhalin yaro ah ku nool somalia waxaan ka cawanayaa hurdo laan iheyso mudo halsano ah waxaa igu soo kordhay in uu igaraacmo halka godan ee dhun hosteda ah doctor badan ayaan utagay baritaano kala duwan  ayey igu wada sameyeen waxna wey iga wayeen  kaniin hurdo un bey isoo qoraan ayaan isticmala ilaahada,
Iga caawi doctor
Mahadsanid
Title: Re: QAABKA ISDIIWAAN GELINTA IYO SU'AAL WEYDIINTA
Post by: Milica_soomali on January 03, 2022, 12:53:46 AM
(http://s01.flagcounter.com/mini/ezoj/bg_FFFFFF/txt_dddddd/border_ffffff/flags_1.jfif)