Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdi Hafow on May 16, 2019, 09:39:57 AM

Title: Su'aal: Shahwadayda sidii hore uma adka?
Post by: Abdi Hafow on May 16, 2019, 09:39:57 AM
Asc Shahwadeydu waxay noqotay mid nugul oo aan sidii hore u adkeyn

Tankale Xilgii hore wet dream ka Shahwaa iga iman jidhay hadase mudu labo bil ah waxba igama imaadan mxa isbadal ah oo jira