Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Khaalid Costa on September 19, 2017, 03:26:24 PM

Title: Su'aal: Sanka labadiis dul way iga xirmaan?
Post by: Khaalid Costa on September 19, 2017, 03:26:24 PM
Asc Dr Waxaa Rabaa Inaa Iga Jwbto Adoo Mahadsan Markaa Neefsanasyo Sanka Labadiisa Dul Wee Iga Xirmaan Ilaa Aan Ka Hindhisiiyo Xoogaay Kadibna We Xirmaan Waxba Kuxiran Jwb
Title: Re: Su'aal: Sanka labadiis dul way iga xirmaan?
Post by: SomaliDoc on August 22, 2018, 10:01:31 AM
Waxay u badan tahay inuu sanka hilib kaaga yaallo, khaasatan haddii aad horay u qabtay sanboor, fadlan dhakhtar u tag si lagaaga fiiyo.
Ka akhriso qoraalkaan hoose waxa keeno hilibka sanka iyo sida loo daaweeyo: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5630.0)