Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Rashid-rashka on February 09, 2019, 12:36:55 PM

Title: Su'aal: Markaan cuno raashiin basbaas ku jiro..?
Post by: Rashid-rashka on February 09, 2019, 12:36:55 PM
Asc dictore wan idin salamay adiga iyo dhaman bahda somaidoc
Waxan qaba sual kusabsan xanun an iskunarkay oo ah waxana isku arkaa mar marka qaar sida markan rashin basbas kabuxa an isticmal ama maado kulel leh odhan kujirto mar marka qarna waxan darema xiliyada habenki oo an jifanayo jirka odhan waxan kaderema kuleyl iyo iney wax igu saaqayan okale markan biyo badan cabana wan tagaaa oo wan yara nafisaa  dadka qaar markan weydiyay waxey isheg inu yahay gaas qaarkona ay ila midyihiba oo ay isku arkan mar doctore maxaa ladhihikaraa?
 MAHADSANID
Title: Re: Su'aal: Markaan cuno raashiin basbaas ku jiro..?
Post by: SomaliDoc on October 21, 2019, 02:14:50 PM
Waxaa laga yaabaa in gaas uu yahay, maadaama basbaaska uu dadka qaar ku kordhiyo aashitada caloosha, kadibne la dareemo kuleel jirka ah, af-qallayl iyo wadne garaac mararka qaar.