Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Honestboy on March 29, 2012, 04:25:46 PM

Title: Su'aal: Faraha Dhexdooda Oo Madmadoow Iiga Soo Baxay
Post by: Honestboy on March 29, 2012, 04:25:46 PM
asw marka hore wad salamantihin dhaqaatiirta aad baan ugu mahad celinayaa illaah ha dhowro.
marka xigta idinkoo iga raliya suaal ban qabaa suaasha oo ah gacmaha ban marsanjiray hada kahor karemo kimiko ah oonku daro biyaha casaysada loyaqaan ama loya qaan biyaha kalarka dumarka somalidu isticmaalan dabadeto wan jojiyay kimikadii iyo dhaman karemadii kadib biyihi an horay uso isticmalay waxay igu rebeen markan jojiyay faraha melaha xubnaha lee faruhu leyin mad madow marka maxa igula talin lahayden walalayaal sida kale wa u caadi gacmahaygu bas farahaa madmadow xubnaha anka dareemayaa ee taladiina ban kawarsugayaa wana idin samay
Title: Re: Su'aal: Faraha Dhexdooda Oo Madmadoow Iiga Soo Baxay
Post by: SomaliDoc on April 06, 2012, 01:59:01 AM
Fadlan la xiriir takhatar maqaarka si uu kaala taliyo dhibaatadaada.