Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ayaan Maxamad on May 24, 2015, 08:01:51 PM

Title: Su'aal: maxaa keena inuu afka uro?
Post by: Ayaan Maxamad on May 24, 2015, 08:01:51 PM
smc waxan raba inan ogado ilma yar oo sanad iyo badh jira ayuu afku ura marka maxa kenay balse sidee lo dawen kara wad mahad san tihin
Title: Re: Su'aal: maxaa keena inuu afka uro?
Post by: SomaliDoc on May 28, 2015, 10:55:49 PM
Halkaan ka akhriso jawaab ku saabsan Af-urka caruurta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5419.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,5419.0.html)

Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal guud oo ku saabsan Af-qurunka noocyadiisa kala duwan: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html)
Title: Re: Su'aal: maxaa keena inuu afka uro?
Post by: Ayaan Maxamad on May 29, 2015, 09:23:23 PM
smc walalo aad bad umahadsan tihin walalo ilmah yar saxarada ku dhagan ila 6 bilod dhaqatir badan ban ugeyay waxay ishegen afka uraya waxa kenay waa saxarada ku dhagan mana xarto ila dawoyin aan siyo marka walalo tas maa keni karta af urka maxad se ugula talinaysan  wad mahsan tahay walal
Title: Re: Su'aal: maxaa keena inuu afka uro?
Post by: SomaliDoc on June 05, 2015, 06:52:42 PM
Haddii cillad xagga dheefshiidka uu jiro, saxaro adayg iyo af-ur wuu keeni karaa, laakiin macnaheeda maahan saxaradii ayaa ku xirantay qofka oo meel ay ka baxdo ayay waysay oo urkii ayaa afka dhinaciisa soo aaday!!
Halkaan ka akhriso qoraal ku aadan: saxaro-adeygga iyo calool-fadhiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,380.0.html)
Waxaa kaloo halkaan ka akhrisataa qoraal ku saabsan dheefshiid xumada: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,3218.0.html)