Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Jaamac2020 on July 26, 2017, 06:20:58 PM

Title: Su'aal: Faaidada Pomegranate?
Post by: Jaamac2020 on July 26, 2017, 06:20:58 PM
Asc dr waxaan idin wediinayaa faaidadu leyahay Pomegranate  ama rumaan miso romaan afsomaligisa magaranayo
Title: Re: Su'aal: Faaidada Pomegranate?
Post by: SomaliDoc on May 23, 2018, 09:52:46 AM
Miraha rummaanka "Pomegranate" wuxuu leeyahay faa'idooyin badan ee halkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7462.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7462.0)