Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abdirizak Yeed on September 07, 2017, 12:54:25 PM

Title: Su'aal: Sanka ayaa i cuncunaayo subixii?
Post by: Abdirizak Yeed on September 07, 2017, 12:54:25 PM
asc aadbaad uga mahad sanitihiin sida sharfta keh nootixgelisaan
Dr su'asheyda hadaan kuda galo.
subax welbo waxaan soo kacaa aydoo 2bda dolood  gudaha sanka icuncunayan hadaan tataabto diif iyo hindhisho ayaa iwaasho.
farmashiye hadaan tago waxey isoo siyaan daawo sanboorka loo istimaalo waan kuyara roonaana hadan sidii aan kusoo labta malmo kadib.
Dr mudo 2sano kudhowad ayaan sidaan ahay
Mahadsanid
Title: Re: Su'aal: Sanka ayaa i cuncunaayo subixii?
Post by: CilmiSabca on September 08, 2017, 12:21:50 AM
Halkaan ka akhriso jawaabta:-
http://bit.ly/2vJoFha (http://bit.ly/2vJoFha)