Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: dkeymoha on October 04, 2017, 03:37:06 PM

Title: Su'aal: Cabista Biyaha Madow?
Post by: dkeymoha on October 04, 2017, 03:37:06 PM
Asc magacaygu waa Da'ud Mohamed Nor dagan Mogadishu-wadajir, su'asha aan doctorka waydiin lahaa waxaaweeye  waxan ahay qof raba inuu wieght loss sameeyo marka Biyaha madow "aadiga ah" hadii labadsado miyay sababaan Caloosha ama Cayilka "buurnaanta".

Mahadsanidiin. :)
Title: Re: Su'aal: Cabista Biyaha Madow?
Post by: SomaliDoc on October 09, 2018, 08:16:49 PM
Biyaha oo la badsado laguma cayilo, laakiin faa'idooyin badan ayaa laga helaa ee qoraalkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5971.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=5971.0)