Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Faizaali on November 29, 2017, 07:50:04 PM

Title: Su'aal: muuska dhexdiisa wax gaduud xigeen ah?
Post by: Faizaali on November 29, 2017, 07:50:04 PM
Asc Asxabta somaliDoc waad mahadsantihiin walaal su'asha  waxan arkay muus dhexdiisa ama faliir kiisa ka muuqdo wax guduud xigen ah horayna uma arki jirin swrna kumasoo raacin  waxaas mexee noqon karaan
Title: Re: muus ka
Post by: CilmiSabca on November 30, 2017, 07:16:38 AM
Haddii uu muuskaasi yahay muus caadi ah, waxaa laga yaabaa in uu muuskaasi gaadhay jug amna xagtin amma wax kale.
Si aad u ogaatid faa'iidada muuska/mooska/banana, guji linkigaan:-

https://goo.gl/BH9bKo (https://goo.gl/BH9bKo)