Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Musaali on December 27, 2017, 11:14:32 PM

Title: Su'aal: Markaan hurdo waan gariiraa?
Post by: Musaali on December 27, 2017, 11:14:32 PM
Asc walalayaal wa mahadsantihiiin sida wadaniya leh No cawisaan
Su.aal
Marka hurdo waxa dareema gariir(vibrate)
Sida in ley ceejinayo
Waxa isku daya inan tooso mana awoodo
Markow ideeyana wax raada ama xanuun iguma reebyo
Hurdadeyda dib usii wataa?
Maxa waay?
Sideysa lagu xalin karaa?
FG waqti badan malinki shaqeyaa marar qaarna waxa isticmala energy drink si an daal zaid udareemin
Title: Re: Su'aal: Markaan hurdo waan gariiraa?
Post by: SomaliDoc on December 03, 2018, 04:42:29 PM
Cilladaas waxaa loo yaqaanaa "Sleep paralysis" waa xaalad ilbiriqsi ku dhacda oo hurdada markaa galaysid ama markaa ka soo kacaysid ayaa la dareemaa, iyadoo faahfaahsan ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7649.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7649.0)