Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Abiib on September 01, 2016, 01:38:44 PM
-
asc dr ka waxaan wayadan igu soo cusboonaaday dry skin ka oo dhamaan jidhkyga oo dhan aan ka dareemo wakhtiyaada aaan maydho iyo wakhtigaya aan waysada qaataba xataa hadaan cream marsado waxaan dareemaa mudo ka dib ba jidhyga oo qalayl ah
markaas axyabaha aan treatment ahaan u isticmalo
-
Waxaa haboon lahayd in aad la xiriirtid dhakhtar maqaarka si aad u ogaatid cillada nooca ay tahay.
Fadlan akhriso qoraal ku saabsan kor qallaylka la dareemo qubeyska ka dib: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6260.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6260.0)