Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Samiir on June 01, 2009, 05:57:17 PM

Title: Su'aal: Calool xanuun iyo Neefqaad?
Post by: Samiir on June 01, 2009, 05:57:17 PM
Maxaa keeno calool xanuunka?
Su'asha 2aad maxaa loo isticmaali karaa qofka marka ay neefta ku adkaato???
neefsigeeda iyo qaadashadeeda?????????
Title: Re: Calool xanuun iyo Neefqaad?
Post by: SomaliDoc on June 02, 2009, 07:59:58 PM
Walaal samiir su'aashaada sii faafaahi si ay u sahlanaato in loo garto waxa aad ka cabanayso.
Calool xanuunka ama neefqaadka waxaa keeni karo cudurro tiro badan oo badankood aad ka heli karto keydka qoraallada caafimaadka ee webka.

SomaliDoc