Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Boding on December 09, 2009, 08:48:58 PM

Title: Suáal: Waa maxay hargab iyo kaneeco iswata?
Post by: Boding on December 09, 2009, 08:48:58 PM
mudanayaal waan idin salaamyaa dhamaan bahda  somali doc

salaan kadib walayaal waxan halkan layaabanahay  oo aan doonayaa in layga jawaabo  su aashan ah

waa maxay hargabka iyo kaneeco wada socda  oo waliba  aan kaa baxayn mudo  dheer?

jama Ali mohamed somalidoc Buhodle
Title: Re: Suáal: Waa maxay hargab iyo kaneeco iswata?
Post by: SomaliDoc on December 11, 2009, 07:35:23 PM
Qof cudurka malaariyada haya oo laga baaray miyaa ula jeedaa mise hargab iyo qandho isla socda ayaa ka wadaa?