Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Aadaar on September 07, 2010, 02:42:12 PM

Title: Su'aal ku saabsan xubinta taranka raga iyo yiridka?
Post by: Aadaar on September 07, 2010, 02:42:12 PM
waan salaamy bahada somlidoc.com then waxaan ini waydiiyo in aad jawaab iga siisaan labo su aal oo ku saabsan xubinta raga iyo afqurunka(yiridka)
1-waxaan isku arkay mar mar kaadida mar kaan u fariisto in kaadida ka hor ka soo baxaan ibta wax aad u malayso caano boore oo cad maxaa keeni karo?
2-afka ayaa ishiira ama waxaan qabaa yiridka waxa loo yaqaan xiliga ramadaanka dadka waa iga soo sheegtaan dhuunta way i qalashaa maxaad igula talin lahayden hadii aad tihiin bahada webka? mise ii sheegi kartiin wax aan iskula tacaalo?
jawaab wacaan
Title: Re: Su'aal ku saabsan xubinta taranka raga iyo yiridka?
Post by: SomaliDoc on October 02, 2010, 08:11:06 AM
Dheecaanka cad ee ka horeeya kaadida wuxuu noqon karaa waxyaabo badan oo ay ka mid tahay calaamad lagu garto cudurrada qaar ee galmada la isku qaadsiiyo ee la xiriir takhtar.

Midda afqurunka halkaan ka akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,1610.0.html)