Somali Medical Forums
General Discussions => Feel Free Here => Topic started by: Dr.Habiib on November 05, 2011, 08:16:55 PM
-
EID MUBARAK
CIID WANAAGSAN SANADKAAN SANADKIIS ALLA HA NAGU GAARSIIYO BASH BASH IYO BARWAAQA IYO WADANKA OO AMAAN AH.
-
Aamiin aamiin aamin. Ciid wanaagsan dhamaan xubnaha webka, martida, dhakhaatiirta iyo guud ahaan ummadda Islaamka ee caalamka iyo gaar ahaan shacbiga Soomaaliyeed. CIID WANAAAAAAAGSAN Kulli caam wa antum bil kheyr.
-
Waxaan dhamaan xubnaha SomaliDoc leeyahay meel kasta ay joogaan "CIID WANAAGSAN OO WACAN"
Sanadkaan sanadkiisa allaha nagu gaarsiiyo bashabash iyo barwaaqo.