Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Saaras on May 05, 2010, 11:43:17 AM

Title: Suáal: Wiil gudniinku ka qaldamay?
Post by: Saaras on May 05, 2010, 11:43:17 AM
walalo waxa jirta wil yar 7jir ah in si xun lo guday marka beejada ka badan aya laga jaray o xubintisa qeb kamid ah waxa ku dhacday wil ki in xubintisa ey sida la rabay u korin hada waxu jira 16sana mitirka xubintisa taranka markey dansantahay wa 5cm markey kacdana 10 ama 9cm marka maxa sabab u ah wax dawo maheli kara ?
Title: Re: Suáal: Wiil gudniinku ka qaldamay?
Post by: SomaliDoc on May 06, 2010, 01:05:30 PM
Daawada waxay ku xirantahay dhaawaca gaaray nooca uu yahay iyo heerka uu garasiiyay iyo in ay xiriir la leedahay xitaa?
La xiriir dhakhtar ku taqasusay taranka.