Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cade Hasan on May 17, 2017, 12:04:48 PM

Title: Su'aal: Meel timaha lagu beero oo muqdisho ku taallo?
Post by: Cade Hasan on May 17, 2017, 12:04:48 PM
asc dhamaan bahda somali doc waa idin salamya Gaar ahaan drka sida wngsan bulshada u caawiya intaas ka dib sual ayaan qabaa waana sidan
Doctor maalamahan danbe waxaan aragnaa iyadoo wepsetyada la soo dhigayo meel timaha lagu beero oo muqdisho ku taala ama saliido timaha ilaaliya dadka siiya marka doctor meshaas mxd ka ogtahay howlaha ay shegayan gurantee ma tahay mise waa dad lacag raadis ah maxaase impact ka iman kara timaha la beero ama saliidaha kobciya la siiyo thnks alot dr
Title: Re: Su'aal: Meel timaha lagu beero oo muqdisho ku taallo?
Post by: SomaliDoc on November 19, 2017, 10:23:45 AM
Qaabka saxda ah ee tinta lagu beeri karo waa sidatan ee qoraalkaan ka akhriso: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7624.0)

Mana garanayo in Muqdisho laga helo dhakhaatiir ku takhassustay timo beerista.