Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Wehlie19 on June 18, 2016, 03:17:56 PM

Title: Su'aal: hooyo qabto dhiig-kar waxay ka sheegataa..?
Post by: Wehlie19 on June 18, 2016, 03:17:56 PM
Asc: wa mahadsantihiin Dhaqatirta. waxan rabaa in aan idiin wey diyo
Hooyo oo qabto dhiig-kar waxay qaadataa daawoyinka dhiig-karka marka waxay ka sheeganeysaa markii qoraxdu soo kululaato ayay xanuun darenta taas maxa u sabab ah.
Mida kale waxa jiro geed la dhaho baamiye oo cuduro dhowr ah lagu daaweyo  inkastona aqoon u leheen  malagu daawey karaa dhiig karka sideena loo isticmaala?
labadaas su'aal insha 'allah bifadlikum haleyga shaafiyo.
Title: Re: Su'aal: hooyo qabto dhiig-kar waxay ka sheegataa..?
Post by: SomaliDoc on July 16, 2016, 01:59:56 PM
Maamada marka ay madax xanuunka ak sheeganayso waxaa haboon in dhiig-kartaka laga cabiro, marmarka qaar iyadoo daawo qaadanayso wuu kici karaa, midda kale oo ku saabsan baamiyaha ka akhriso qoraal aan ka diyaarinay: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6789.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=6789.0)