Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Cali Asaaro on June 16, 2015, 03:51:10 AM

Title: Su'aal: Siigada hadaan iska badin ma qatar bay leedahay?
Post by: Cali Asaaro on June 16, 2015, 03:51:10 AM
asc somdoc salaam ka dib  waxaan rabaa inaan ogaado siigada hadaan iska badin oon week mar siigaysto tusaale ahaan markay igu bataan biyaha  xiligaasna uma baahna in la qasbo oo iyagaaba u baahan inee soo baxaan , marka wax dhib ah miyaa ku jira hadaan sameeyo markaas oo aan awoodo inaan iskontarooli karo week mar iska saaro biyaha tnks.
Title: Re: Su'aal: Siigada hadaan iska badin ma qatar bay leedahay?
Post by: SomaliDoc on June 17, 2015, 11:15:58 PM
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigeysiga: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2209.0.html)