Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Awabdi on February 10, 2016, 11:17:36 AM

Title: Su'aal: Waxaa iga soo baxay fin daanka ama dhabanka?
Post by: Awabdi on February 10, 2016, 11:17:36 AM
waxaa iga soo baxay fin daanka ama dhabanka .. kadib xabasawdo ayaan mariyay meshi wax kalay isku badashay wayna waynatay wayna adkaatay.. maxaan sameeyaa
Title: Re: Su'aal: Waxaa iga soo baxay fin daanka ama dhabanka?
Post by: SomaliDoc on February 15, 2016, 04:35:26 PM
Xabad sowdo lama mariyo nabar ka soo bax ah ama nabar qoyaan leh, hadduu dheecaan yeeshay waa in lagaa dillaaciyaa ooo aad qallajiye u qaadataa ee la xiriir dhakhtar fadlan.
Title: sual maxuu yahay xanuunka Heybartaas ?
Post by: Awabdi on February 26, 2016, 06:19:01 AM
xanun anan waligay maqal hybertaas ayaa ruux lagu shegay isla malinki labrotary kali ayu tagay kuma haya layidhi maxu yahay Labada Labrotary maxaa  ku kla saarnaa
Title: Re: Su'aal: Waxaa iga soo baxay fin daanka ama dhabanka?
Post by: SomaliDoc on March 03, 2016, 01:58:18 PM
Xanuunka lagu sheegay muxuu ahaa?
Title: ku celis
Post by: Awabdi on March 04, 2016, 09:17:55 PM
 wll xanunka ani uma aqoon lihi lakiin hybertaas aya layidhaah marka xanunkan wan fahmi wayay laba labrotary midna wuu ku haya ay yidhi midna kuma hayo MAHADAANIID
Title: Re: Su'aal: Waxaa iga soo baxay fin daanka ama dhabanka?
Post by: SomaliDoc on March 17, 2016, 12:34:28 PM
Ma garanayo waxa aad ka wado Hybertaas? laakiin wuxuu ka egdhaw yahay xanuun la dhaho "Hypertension" waana dhiig-kar, mana lagu ogaado sheybaar oo qalab ayaa gacanta looga cabiraa.