Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Nalka on November 01, 2016, 08:25:31 PM

Title: Su'aal: Waxaa i xanuuna lugaha qeybta jilibka?
Post by: Nalka on November 01, 2016, 08:25:31 PM
ASC BISMILAAH DHAMAAN DCTORADA wad mahadsantihiin JAZAAKUMULAAHU QEYRA sida wcn ee aad wax inoogu shegeysaan wax qabaaa SU,AAL? WAXAA I XANUUNA LUGAHA QEYBTA JILIBKA GADAASHIISA AMA XAGASHA WAXAANA IGA SOO BAXA XIDIDO MARKA EY AAADKA II XANUUNAYAAN MAXAA SABAB U AH XANUUN KAAN? MAXAASE LAGU DAWEYNKARAA? & WIXII TALO AH
Title: Re: Su'aal: Waxaa i xanuuna lugaha qeybta jilibka?
Post by: SomaliDoc on November 19, 2016, 06:20:51 PM
Meesha ku xanuunayso haddii ay tahay xagasha jilibka oo mararka qaar aadan soo laabi karin  ama ku bararto waxaa dhici karta in xididada xagasha mara uu dhiig ku xinjiroobo waana cillad aad u badan, akhriso qoraal ku saabsan arrintaas: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1460.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1460.0)
Waa muhiim in aad dhakhtar la xiriirtaa si loo hubiyo cilladaan haddii ay jirto ama cillad kalaba.