Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Umuxafsa on June 22, 2015, 12:27:41 AM

Title: Su'aal: Waxaan rabaaa Dr qaabilsan cudurada haweenka?
Post by: Umuxafsa on June 22, 2015, 12:27:41 AM
waxyaaaba badan ayaaan rabaaa in aaan weydiiyo marka waxaan isleeeyahay amaaa lagu fahmi waayaa marka masuurageleysaa hadal waaa. iiimuhiim dakhaatiirtiinaan. Allah yaxfadakum
Title: Re: Su'aal: Waxaan rabaaa Dr qaabilsan cudurada haweenka?
Post by: SomaliDoc on June 23, 2015, 01:30:57 PM
Fadlan su'aashaada soo gudbiso waa lagaaga jawaabi doonaa insha'llah.