Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Seid on February 08, 2011, 08:36:08 PM
-
dagtore aad ayaan ku salamayaa salaan ladib doctor anigaa 15 or 16 year s ayaan bartey qaabkan siigeysiga markaa waxaan istaa jiayay 23 markaan so gadhy hada mudo 3 bilood ah maan samayn niyada ayaan ka nacaey markaa daotare dareenkeygu aad ayuu u kacsanyahey markasta sideen ku da jinkaraa
2. doctor waxaa wa jiga iga soo baxay finaan taas oo aan lahaa mudo abdan ilaa 5 sano kolba wey soo noq noqdaan markaa sideen ku helikaraa waji saafi ah aan laheyn fianan fadalan talo wacan i soo sii iyo dawada ugu fican
mahadsanidiin
-
Su'aasha hore jawaabteeda halkaan ka akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2595.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2595.0)
Halkaanne ka akhriso dhibaatooyinka caafimaadeed oo ay leedahay siigeysiga
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)
Su'aasha ku aadan finanka ka soo baxay wajiga halkaan ka akhriso
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2102.0)
-
salaamu caleekum digtoore. adigoo mahadsan waxaan u baahanay su'aalahan jawaabahood: siigadu ma leedahay bidaar? Hadii aan iska daayo ma ka soo kabsan karaa dhibaatooyinka ay geentay (sida iloowshaha). Hadii "haa" ay tahay ilaa mudo intee la eg?
MaHaDsAnId
-
Qoraalkaan ka akhriso dhibaatooyinka siigeysashada ay keento http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=2209.0)