Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Cudurrada Maskaxda => Topic started by: SomaliDoc on March 07, 2008, 12:41:02 AM

Title: Fahmitaanka Xanuunnada Maskaxda
Post by: SomaliDoc on March 07, 2008, 12:41:02 AM
(https://www.governmentjobs.com/Content/Images/CategoryIcons/mental-health.png)Waxaan jecelnahay inaan halkaan idinkugu soo gudbinno buug yar oo si kooban u sharxaya noocyada kala duwan ee xanuunnada maskaxda, waxyaalaha laga yaabo inay sababaan, calaamadaha iyo daawooyinka la heli karo. Waxuu kale eegayaa siyaabaha ay dadku isu caawin karaan, iyo meelaha ay ka heli karaan kaalmo iyo macluumaad.

Buugga waxaan u kala qeybin doonnaa ilaa 7 qeybood oo su'aal iyo jawaab ah annagoo ka jawaabi doonna su'aalahaan soo socda?

1- Waa maxay xanuun maskaxeed? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=785.0) AKHRISO
2- Sidee loo baaraa xanuunada maskaxda? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=789.0) AKHRISO
3- Noocyadee bay xanuunnada maskaxdu yeelan karaan? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=791.0) AKHRISO
4- Waa maxay sababaha keena maskax wareerku? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=795.0) AKHRISO
5- Sidee buu nidaamka caafimaadka maskaxdu u caawin karaa? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=817.0) AKHRISO
6- Maxay asxabtu iyo qaraabadu samayn karaan si ay kuu caawiyaan? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=824.0) AKHRISO
7- Sidee baan u hagaajin karaa caafimaadkayga xagga maskaxda? (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=826.0) AKHRISO

Buug yarahan waxa qoray Gorge Stewart
Understanding Mental Illness
ISBN 1-874690-78-2
Markii ugu horeysay ay daabacday Mind 1993. dib loo eegay Mind 2001
Mind waa hay'ad khayri ah oo diiwaan gashan Lam. 219830
Mind (Ururka Qowmiga ah ee Caafimaadka Maskaxda)
15-19 Broadway, London E15 4BQ