Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Ashom on April 09, 2017, 07:28:41 PM

Title: Su'aal: Waa maxay cudurka Fangas?
Post by: Ashom on April 09, 2017, 07:28:41 PM
Waa maxaay cudur ka fangas???

Hadii aad Google ku qorto fungus between toes ee doorato images waxa kuu Soo bixidoono  o kale ayaa farta iyo suul ka inta u dhaxeeyso iiga Soo baxay ..waa qalaf san yahay oo adeeg ah sidii roqor hadii latuujo waa xanuuun saa'id ah ..
Title: Re: Su'aal: Waa maxay cudurka Fangas?
Post by: SomaliDoc on July 24, 2017, 01:36:12 PM
Fangas waa jeermis ka mid jeermisyada keena caabuqa, wuxuu ku dhacaa badanaa maqaarka khaasatan meelaha huurka ah ama qoyan sida faraha dhexdoodak, kan faraha ku dhaco horay ayaan uga hadalnay ee ka akhriso qoraalkaan: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7069.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=7069.0)