Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Intisaar on June 06, 2017, 10:58:59 AM

Title: Su'aal: Dabada ayaa i cuncunta?
Post by: Intisaar on June 06, 2017, 10:58:59 AM
asc dhaman dhaqaatiirta pagekan waxa rabaa in talo laga iga siiyo
muddo sanad ka badan ayan waxan isku arkay in dabada ay i cuncuneyso gaar ahan marka la gaaro galabti ama habenki sido kale dabada afkeda hore waxa iga yaala wax yar oo nabar camal kuusan maraka qaarkod markan rbo inad saxaroodo dhiig oo kaliya aya iga imaaanayo
waad mahadsan tihiin
Title: Re: Su'aal: Dabada ayaa i cuncunta?
Post by: CilmiSabca on June 08, 2017, 12:28:39 AM
Fadlan halkaan ka akhriso qoraal la xidhiidha su'aashaada.
FIIRO GAAR AG:
Qoraalka hoos u akhriso ilaa aad ka fahmeysid in uu xanuunkaagu la xidhiidho.
Waa kan linkigii:
http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=891.0)