Somali Medical Forums
Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Shuuriye on May 12, 2011, 09:03:46 PM
-
AS WALAALAYAALWAADSALAAMANTIHIIN. SALAANKADIB SIDEE LOOGA HORTAGIKARAA BARASTA AMA VITILIGO. 2WAXAAN QABAA SHAHWADA OO DEGDEG IIGA TIMAADA MUDO DHEER AYAAN QABAY HADANA WAXAA IIGU DARSAMAY IN UU GUSKA IIKICIWAAYO IN YAR AYUU KACAA MARKAAN UGALMOONAYO XAASKEEYGA DAQIIQAD KADIBNA WAAN BIYOBAXAA. WAXAAKALOO IISIIDHEER MARKAAN KAADINAYO KAADIDA IGAMA DHAMAANEYSO OO ILAA 30 DAQIIQO AYAAN MARBA INYAR IGA TIMAADAA EEMAXAAD IGULA TALINLAHAYDEEN MAHADSANIDIIN WASALAAMA CALEEYKUM.
-
Halkaan ka akhriso cudurka barasta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2505.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2505.0.html)
Halkaan ka akhriso cudurka biyo-baxa dagdagga ah: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2121.0.html)
Halkaan ka akhriso cudurka kacsi la'aanta: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,625.0.html)
Kaadida oo tabar lahayn ama aan meel dheer gaarayn, iyadoo kugu harto ama kaa tistisleyso waxaa keeni kara in ibta kaadida ay xirantahay ama ciriir ay tahay.
Waxaa kaloo keeni kara qanjirka ragga oo barara.
Qoraallo loogu tala galay labadaan cudur halkaan ka akhriso
1- Ciriiriyowga Ibta: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1865.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1865.0)
2- Qanjir-ragga oo barara: http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0 (http://somalidoc.com/smf/index.php?topic=1105.0)
Halkaan ka akhriso dhibaatooyinaka ku dahca qanjirka borostaytka: http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html (http://somalidoc.com/smf/index.php/topic,2119.0.html)
SomaliDoc