Somali Medical Forums

Diseases and Conditions => Qaybta Su'aalaha => Topic started by: Guhaad Cabdi on April 04, 2016, 05:46:40 PM

Title: Maxa kena in unugyadu dhintan
Post by: Guhaad Cabdi on April 04, 2016, 05:46:40 PM
Maxa keena in unugyadu dhintan (cell death) 
Title: Re: Maxa kena in unugyadu dhintan
Post by: SomaliDoc on April 12, 2016, 04:49:14 PM
Dhimashada unugga waxaa loo qeybiyaa laba nuuc, mid waa mid dabiici ah oo alle ugu talagalay in unuga dhinto markuu waqtigiisa gaaro taasi waxaa loo yaqaanaa "Programmed Cell Death", midne waa in cillad dartiis unugu ku dhinto sida infekshan, dhaawac, buro iyo wax la mid ah, waxaana loo yaqaanaa "Necrosis"